Home Afsomali Ciidamada dowladda iyo kuwa degaanka ayaa goordhow Al-shabaab ka qabsaday magaalada Masagawaay

Ciidamada dowladda iyo kuwa degaanka ayaa goordhow Al-shabaab ka qabsaday magaalada Masagawaay

Ciidamada dowladda iyo kuwa degaanka ayaa goordhow Al-shabaab ka qabsaday magaalada Masagawaay ee gobalka Galgaduud, sida ay somalisan  u xaqiijiyeen saraakiil katirsan dowladda.

Janaraal Gacma-dulle ayaa hogaaminaya ciidamada qabsaday Masagawaay oo degaan muhiim u ah howlgalada ka dhanka ah Al-shabaab.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.