Home Afsomali Ciidamada magacyada sheydaanka leh ee haramcad iyo gorgor iyo corona viruska Africa

Ciidamada magacyada sheydaanka leh ee haramcad iyo gorgor iyo corona viruska Africa

https://youtu.be/PfHhCRLXtV4

 

Sarkaal hore ugu tirsan gashandhiga kenya gen (rtd )samson meathahe ayaa kula taliyey dowladiisa kenya ineysan xirin xeryaha qaxootiyada dhadhab iyo kakuma

Mr samson ayaa yiri somalia waqtigaani waxeey ku jirtaaa dib usoo dhiska ciidamo tayo leh sida aan mar walbo maqalno ciidamada magacyada sheydaan leh sida gorgor iyo harmacad.

Ex.general samson ayaa u sheegay wasiir matiangi hadii nus milyan qaxooti Somalia ah lagu celiyo dalkooda somalia waxeey faaiido u tahay farmajo sababtoo ah wuxuu heli doonaa dhalinyaro wax ku bartay xeryaha qaxootiyada kakuma iyo dhadhaab kuwaaso u carbiisan dowladnimada sababta waxeey tahay waxeey yaqaanaan muhiimasa dowlad nimada leedahay iyo sugida amniga matiangi ha ogaado dhlinyaradaasi somalida ah qaarkood ayaa kenya ku dhashay waligood ma,aysan arkin dhac iyo boob iyo mooryaanimada somalia ka jirto.

General samson oo hadalkiisa sii wato ayaa dhahay hadaan xeryaha qaxootiyada xirno ha ogaato kenya ineey somalia u hiibeysay ( hadiyad ahaan usiisay) ciidan aad utiro badan oo cilmi leh.

Hadaba

Ma,ahan kaliyah samson manta wxaa sidoo kale ka hadlay arimaha somalia xildhibaano ka tirsan dowlada kenya kasoo madaxweyne farmajo ku tilmaamay coron virus ka eastern africa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.