Home Afsomali Ciidamada Talyaaniga oo Deeq Daawo ah  ku wareejiyay qaar kamid ah degmooyinka...

Ciidamada Talyaaniga oo Deeq Daawo ah  ku wareejiyay qaar kamid ah degmooyinka gobalka Banaadir (DAAWO SAWIRADS )

Musaabadaan ayaa Deeq Daawooyin ah  lagu Gudoonsiinaayey qaarka mid ah Xarumaha Caafimaadaka ee Degmooyinka Gobolka Banaaadir ee XamarJajab,Yaaqshiid,Dharkeynley iyo Helwaa ayaa lagu qabtay Xarunta Ciidamada Talyaaniga ku lee yihiin Xalane waxaana ay deeqdaanka timid FANDAZOINE BANCO FARMACEUTICO, ee Dalka Talyaaniga waxaana la soomarsiiyey Cutubka Ciidamada Talyaaniga ee taakuleeynta Qaybtana ka ah kuwa Midowga Yurub.

Taliyaha Ciidamada Midowga Yurub Gen Zenzone, oo ka hadlay gudoonka Deeqda Degmooyinka ayaa balanqaaday in ay sii wadi doonaan deeqaha ay siinayaan shacab soomaaliyeed ee ku dhaqan degmooyinka gobalka Banaadir.

Taliyaha Cutubka Ciidamada Talyaaniga ee Taakuleynta col  Patania ayaa ayaa tilmaamay in ay garab taaaganyihiin Shacabka Soomaalaiyeed.

Dr Ismaaciil Daahir Axmed, madaxa Shaqada iyo Shaqaalaha Caafimaadka ee Gobolka Banaadir ayaa ka mahadcelyey deeqdaan.

Dawladda Talyaaniga ayaa waxaa ay deeqo kala gedisan gaarsiisaa Bulshada ku dhaqan Gobolka  Banadir.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.