Home Afsomali Ciidamo gadodsan oo la wareegay xerada lama galaay iyo xuud kale oo...

Ciidamo gadodsan oo la wareegay xerada lama galaay iyo xuud kale oo soo baxay

Taliye ku xigeenka guutada 5aad ee ciidanka xooga dalka soomaaliyees  G/dhexe cabdulaahi bare cilmi
oo wato ciidamao gadodsan ayaa la wareegay xerada lama galaay oo ku taal bartaha magaalada b/weyne

ciidamadaan ayaa maamulka hirshabelle iyo dowlada dhexe ka tirsanayo cadaalada daro lagu haayo isaga iyo deegaankaba waxuuna u eg yahay xuud labaad oo Magaalda baladweyne ka soo dhax baxay
taliye ku xigeenkaan oo garabsanaya ku dhawaad 200 ciidan oo hubkoodu u dhan yahay ayaa isku gadaamay xerada oo ay saldhig ka dhigteen
ciidamadiii horey ugu sugnaa xeradaa oo damcay in ay arinta wadahal ku dhameeyaan ayuu ku gacan seyrey kuwaas oo ku guuldareystay hamigoodiiTaliska ciidamada xooga dalka iyo wasaarada gaashaan
dhiga ayaa weli wax haldal ah oo arintaa ku aadan  ka soo bixin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.