Home Afsomali Ciidanka XDS gar ahan Ururka 3aad Ee Holac Gutada Cumar Bin khadab...

Ciidanka XDS gar ahan Ururka 3aad Ee Holac Gutada Cumar Bin khadab ayaa howlgal gar ah ka fuliyay Deganka Gerille oo ku yala gobolka Galgadud

Ciidanka XDS gar ahaan Ururka 3aad Ee Holac Guutada Cumar Bin khadaab ayaa howlgal gaar ah ka fuliyay Deegaanka Geerille oo ku yaala gobolka Galgaduud una dhaxeeya deegaanada Baraak Sheikh Caamir iyo Xuseen Cagey .
Howlgalkaan ayaa waxaa Hogaaminayay Taliyaha Ururka 3aad Ee Holac Taliye Abshir Guutaale, waxayna ciidanku kula wareegeen godadkii ay khawaarijtu kaga dhuumaalaysanyeen howdka deeganka gerrille kaas oo ay dadka shacabka ku dhibaatayn jireen .
Ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed ayaa wada howlgallo joogta ah kuwaas oo looga hortagayo dhibaatada ay khawaarijtu u soo maleegaan shacabka soomaaliyeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.