Ciidanka Xoogga dalka ayaa goordhaw gudaha u galay degaan Dalxiiseedka Budbud ee Gobolka Galgaduud.
Ciidamadda kumaandoosta Gorgor iyo kuwa deegaanka ayaa dagaal la”aan kula Wareegay magaalada Budbud
Ciidamada huwanta ayaa tan iyo saakay degaano cusub kala wareegayay khawaarijta argagixisada alshabaab kala wareegay deegaano badan oo katirsan gobalka galgaduud.


All reactions:
11