Home Afsomali Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya qeybta 12 april iyo Ciidanka Atmis ayaa howlgal...

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya qeybta 12 april iyo Ciidanka Atmis ayaa howlgal qorsheysan saakay

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya qeybta 12 april iyo Ciidanka Atmis ayaa howlgal qorsheysan saakay ka sameeyay degaano u dhaw jiinga wabiga shabelle ee gobolka shabellaha Hoose .
Howlgalkaan oo ahaa mid lagu burburinayey Saldhigyada Maleyshiyada Al-shabaab ayaa waxaa si wadajir ah u fuliyey Ciidanka Xds iyo Atmis.
Degaanada Howlgalka laga fuliyey ayaa kala ah tuulo jaran,tuulada ris,jambaluul,kuuraari iyo beerta cali mahdi ee gobolka shabellaha hoose
Saraakiil ka tirsan qeybta 12April oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in howlgalka lagu burburiyey fariisimo iyo maxkamadihii Maleyshiyada Al-shabaab ee gobolka shabellaha Hoose
+10
All reactions:

1

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.