Madaxweynaha Kubadda Cagta Qaaradda Afrika Mr. Axmed Axmed ayaa hadda soo gaaray Muqdisho, wuxuuna la kulmay Madaxda ugu sareeysa Dowladda Federaalka.
Dhanka kale AMISOM ayaa u diiday in ay Galaan Stadium Muqdisho Madaxweynaha K/Cagta Q/Afrika, Wasiirka Difaaca, Wasiirka Amniga iyo Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha.
Mudo ka dib is afgarad dhaxmarey dood dheer ka dib ayaa wafdiga iyo madaxda dowlada loo fasaxay balse waxaa loo diiday bahda saxaafada in ay gudaha u galaan sawirana uga qaataan
Garoonkii dadnaa ee muqdisho stadium ayaa isu bedelay xero ay degan yihiin ciidamada nabad ilaalinta midowga africa ee AMISOM
Tan iyo wixii ka danbeeyey xiligii ay dalka tageen ciidamada AMISOM
Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0