Home Afsomali ” Ciyaal weero waa Al-Shabaab oo kale waana la dagaalamaynaa” 

” Ciyaal weero waa Al-Shabaab oo kale waana la dagaalamaynaa” 

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka hadlay dhibaatada ay leeyihiin ciyaal weerada iyo waxa laga filan karo mustaqbalka.

Wuxuu sheegay in sanadkii 2006-dii oo ay soo bilaawdeen Al-Shabaab dadka Soomaaliyeed aysan u arkeyn wax weyn balse muddo kadib ay xoogeysteen, isla markaana ay dhibaateeyeen Shacabka Soomaaliyeed.

Sidoo kale Guddoomiyaha waxaa uu hadalkiisa uu intaasi kudaray in hadaan laga hortegin ciyaal  weerada ay noqon karaan sida Al-Shabaab oo kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.