Home Afsomali Col, Gabre Egziaber oo Ururka IGAD mar kale Jago Muhiim ah ...

Col, Gabre Egziaber oo Ururka IGAD mar kale Jago Muhiim ah u magacaabay sii aqriso Degreetada

 

Xoghayaha Guud ee Urur Goboleedka IGAD Maxbuub Macalin ayaa in Col. Gabre u magacaabay La Taliyihiisa sare ee arrimaha Siyaasadda.Col, Gabre Egziaber ayaa dhowaan laga wareejiyay agadii uu ka hayay Xafiiska Fududeynta arrimaha nabadda iyo dib u heshiisiinta IGAD u qaabilsan Soomaaliya.

Qoraal kasoo baxay Xoghayaha Guud ee Urur Goboleedka IGAD, ayaa lagu cadeeyay inuu jagadaan sii joogidoono 12 bilood, oo ka bilaabaneysa, 12 June 2017, kuna eg 11 June 2018.

Waxaa kale oo qoraalka lagu xusay mushaarka uu qaadandoono oo ahaandoona ah

Dhanka youtube ka

 https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.