Home Afsomali Cudurka shubanka oo ka dilaacay Waqooyiga Magaalada Kismaayo

Cudurka shubanka oo ka dilaacay Waqooyiga Magaalada Kismaayo

Wararka  ka  im aanaya Waqooyiga Magaalaada Kismaayo  ayaa sheegaya Xanuuno uu ka mid yahay Cudurka shubanka uu dad badan halkaas  uu ku soo ritay

4  qof ayaa saacadihii la soo dhaafaay cudurka  shuban biyoodka ugu geeriyootay goob ay degan yihiin qoysas barakacayaal  ah halka in ka badan  40  kalena ay la ildaran yihiin cudurkan oo ka dilaacay waqooyiga Magaalada Kismaayo.

Maxamed Cabdi Tabliiq oo ka mid ah Mas’uuliyiinta barakacayaasha  ee k u nool duleedka Magaalada Kismaayo ayaa ka hadlay xaalada Dadka  cudurka shuban biyoodka  uu soo ritay Waxana uu sheegay  bukaanada la xanuunsan cudurka shubanka ay u baahan yihiin dawooyin

Maxamed Cabdi Tabliiq ayaa Wasaarada Caafimaadka Jubland ka dalbaday in ay dawoyin soo gaarsiiso dadkan la ildaran cudurka  shuban biyoodka

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.