Home Afsomali Culumo Ganacsatada uga dibtay in ay iibiyaan dameero uu kawaanle rabo in...

Culumo Ganacsatada uga dibtay in ay iibiyaan dameero uu kawaanle rabo in hilbaha dameeraha u u iibgeeyo dalka shiinaha si ay u cunaan baqtigaas

Dameeraha ku nool somaliya oo laga jeclaaday wadamo ay ka mid yihiin shiinaha qashada cunane iyo carabta

Dadka ku nool magaalada Gaarisa ayaa walaac badan ka muujinaya dameeraha oo si xowli ah looga iibsado suuqa xoolaha ee magaaladaasi.

Dameeraha oo qaarkood laga soo safriyo Soomaaliya ayaa suuq fiican ka helay kawaan ku yaalla magaalada Limuru ee ku taalla dalka Kenya, kawaankaasi oo lagu qalo dameeraha kaddibna hilibkooda loo dhoofiyo dalka Shiinaha.

Arrintan ayaa keentay in culimada Gaarisa ay masaajidda ka sheegaan in ay xaaraan tahay in laga ganacsado dameeraha gawraca loo wado, waxaana jirta cabsi ah inay ka dabar go’i karaan deegaanka.

suuqa xoolaha ee magaalada Gaarisa xoolaha sida weyn looga kala iibsado suuqa ay u badan yihiin dameero.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.