Home Afsomali Cumar Finish Qurxis Mooyee, Qoondo kuma laha Doorashooyinka Dalka

Cumar Finish Qurxis Mooyee, Qoondo kuma laha Doorashooyinka Dalka

Shir kasta oo ku saabsan arimaha Doorashooyinka waa looga yeeraa, nasiibdarro kaalin muuqata iyo saxiix midna kuma yeesho, sida muuqata Qurxis oo kaliya ayuu shirkaasi uga qeyb-galaa Guddoomiyaha G/Banaadir, mar haddii la laalay 13-kii Senator ee uu lahaa Gobolkiisa!

Dad badan ayaa is-weydiinaya sababaha Cumar Finish loogu diido inuu Kaalin iyo Saxiix ku yeesho war Murtiyeedyada laga soo saaro Shirrarka uu qeybta ka yahay!

Haatan waxaa Muqdisho ka socda shirar gaar-gaar ah oo looga hadlayo Arimaha Doorashooyinka, Duqa Muqdisho qeyb ayuu ka yahay shirrarkaasi hase yeeshee wax Qoonde ah kuma laha Arimaha laga hadlayo maadaama la tuurey 13 kursi ee G/Banaadir uu ku yeelan lahaa Aqalka Sare ee Federaalka Soomaaliya!
#Xamar_Nasiibkeedaa_Xumaadey!

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here