Home Afsomali DAAWO Ceeb iyo fadeexad cusub oo dul roganeysa Maamulka dagmada dayniile sida...

DAAWO Ceeb iyo fadeexad cusub oo dul roganeysa Maamulka dagmada dayniile sida gudoomiyaha iyo ku xigeenkiisa

 

 

Ceeb iyo fadeexad cusub oo dul roganeysa Maamulka dagmada dayniile sida gudoomiyaha Cumar Maxamuud Mahadalle iyo ku xigeenkiisa Maxamed Cabduqaadir Jacfar oo Xilkaan haayo mudo 16 sano ah laguna eedeeyey ku tagri fal awoodeed diidmada ducumentiga sharciga
Kulahaa dhulkaas milkiyadiisu

Waa kaa wareegeysaa waa dhac dadban oo goofleyda lagu dhaxal wareejinaayo hadaaneys iska qaban duulaankiisa fooshaxun lahaashiyaha dhulka dowlad iyo is hortaag dismo dadweyne
Hadaan ogaaday buro fool ku taal iyo bar madow in ay yihiin .

Gudoomiyaha ayaa gudaha dagmada ka sameystay maxkamad u Goodni ah taas oo Siduu rabo ugu kala saaro qoysaska is haysta haba ugu badnaado kuwa dhulalka iyo goofafka isku dacweynaa qaali duureyd ayaa loo bixiyey garsoorayaashiisa.

waxaa sidoo kale la joogo Enjneero iyo jowmitiro u soo jaangooyo tirada iyo qiimaha dhulka si loogu kala saaro cidaha is heysta .

waxaana jira kuwo ku qanco iyo kuwa kale oo saluugsan qeybintiisa.

Dhawaan ayey aheyd markii gudoomiyaha maxkamada gogolka banaadir Sheikh Saalax dabaan uu gudoomiyayaasha ugu digay in ay Farah a kala baxaan howlaha ka baxsan kuwii dowladu u xilsaartay

Sii gudbi

Muse Mahmud Jiisow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.