Home Afsomali DAAWO:- Dagaal iyo duqeymo ka socda Laas-Caanood

DAAWO:- Dagaal iyo duqeymo ka socda Laas-Caanood

Wararka naga soo gaaraya magaalada Laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa sheegaya in Maanta halkaasi uu ka socdo dagaal u dhaxeeya Ciidamada Somaliland iyo dadka degaanka, waxaana ka dhashay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah.

Ciidamada Somaliland ayaa mar kale la sheegay in saaka duqaymo aan kala sooc lahayn ku garaacayaan magaalada Laascaanood, waxaana madaafiicda ay ku dhacayaan qeybo badan oo kamid ah magaalada, sida ay sheegeen dad Goobjoogayaal ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.