Home Afsomali Daawo filim uu ka soo muuqday markii ugu horeysay hugaamiyihii Alshabaab

Daawo filim uu ka soo muuqday markii ugu horeysay hugaamiyihii Alshabaab

Alshabaab ayaa baahiyay Filim Documentary ah oo looga hadlayo Soyaalka hugaamiyihii dhintay ee Alshabaab Sheekh Mukhtaar Abuu Zubeyr.

Filimka oo loogu magacdaray Masiirka Sugnaanta ayaa waxaa si aad ah looga hadlayaa halganka iyo taariikhda Sheekh Mukhtaar Abuu Zubeyr

 Sheekh Mukhtaar Abuu Zubeyr oo ahaa hugaamiyaha Alshabaab waligiis muqaalkiisa lama arag maqalkiisa moye waxaa Bishii September sanaddii 2014 duqeyn diyaaradeed oo xagga cirka ah ku dilay dowladda Mareykanka xilli uu ku sugnaa duleedka degmada Baraawe ee gobolka Sh/Hoose.

https://www.youtube.com/watch?v=9Hfiqaxk_sc&feature=youtu.be

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.