Home Afsomali DAAWO:- Howlgallo horleh oo ka billaawday Mudug & Hiiraan?

DAAWO:- Howlgallo horleh oo ka billaawday Mudug & Hiiraan?

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo kaashanaya kuwa degaanka ayaa howlgallo horleh oo ka dhan ah Ururka Al-Shabaab waxaa ay ka bilaabeen degaano ka kala tirsan Gobolada Mudug iyo Hiiraan.

Ciidamada oo wata Gaadiidka dagaalka noocyadooda kala duwan ayaa howlgallo ka wada degaano hoostaga Magaalada Camaara ee Gobolka Mudug iyo Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.