Home Afsomali DAAWO Muuqaalkii TVga universal Puntland Shaqada looga jojiyey

DAAWO Muuqaalkii TVga universal Puntland Shaqada looga jojiyey

War qoraal ah oo shalay kasoo baxay Wasaarada Warfaafinta Maamulka Puntland ayaa looga manuucay Telefishinka Universal in uu ka sii howlgalo deegaanada uu ka arimiyo Maamulkaasi.

Maamulka Puntland ayaa ku eedeeyay Telefishinka Universal baahinta warar been abuur ah iyo iska hor keenida Shacabka iyo Maamulka, waxaa sidoo kale Puntland ku eedeesay Universal in amaankooda uu khal khal galiyay.

Muuqaal lagu karbaashayay Madaxweynaha Puntland oo lagu baahiyay Barnaamijka Faaliyaha Qaranka ayaa la tilmaamay in uu ka carooday Madaxweyne Gaas uuna amray in deegaanadooda laga mamnuuco in uu kasii howlgalo Tv-ga Universal.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.