Home Afsomali Cumar Finish oo Meel faraaro ah ka sheegay In Xilka Laga qaadaayo,waxna...

Cumar Finish oo Meel faraaro ah ka sheegay In Xilka Laga qaadaayo,waxna uu la dar daarmay Qofka lagu badalidoono

 Cumar Finish oo hadal ka jeediyay xaflada lagu maamuusayay waxqabadkiisa inta uu xilka hayay ayuu ku sheegay in uu ogyahay in dhawwaan xilka laga qaadayo isaga iyo kuxigeenadiisa,balse waxa uu tilmaamay in uusan aqoon cidda lagu bedeli doono.
”Masuuliyada waa mee.rto hadda waan joognaa beri cid kale ayaa imaaneysa, ma naqaan cidda na bedeli doonto, laakin waxaan ognahay in nala bedeli doono , fursada aan heesano waa inta aan joogno ” ayuu yiri Cumar Fimish

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.