Waxaan Muqdisho u sameynay in gurigaaga tilmaan lagu tagi karo sida caalamka intiisa badan oo kale ayuu yiri gudoomiyaha maamulka Gobolka banadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Sheikh Yuusuf Xusei Jimcaale Madaale ,waxaana ducumentiyada guryahay ee dowlada hoose Xaamr lagu bedelaya kuwa data bass ah oo computer laga maamulo JPRS na lagu xiro iyada oo la aqoonsan doono wadada gurigaaga tagto iyo nambarkiisa is qabqabsi la.aan Sidoo kle waxaa laga bixi doonaa Ducumentiyada jawaanada lagu cabeeyey ee sahqsiyaad guryahooda ku heystaan bulshadane lacago badan looqa qaato cadeymaha dhulalkooda , arintasuu madaale ku tilnmaamay guul u soo hoyatay dhamaan miliilayaasha dhulalka Gobolka banaadir
Arintaa ayaa meesha ka saari doonto eedeyntii iyo xamashadii waxqaba la.aaneyd ee ay wajihi jireen maamulka Golka banaadir heyadaha cadaalada garsoorka iyo ciimada amiga