Home Afsomali DAAWO SAWIRADA Sacuudiga oo markii ugu horeysay laga furay baarar lagu tunto...

DAAWO SAWIRADA Sacuudiga oo markii ugu horeysay laga furay baarar lagu tunto Qamaarna lagu cayaaro

Sucuudiya waxaa ay ka leexaneysaa dhaqankii ka jirey in muddo ah.

Sanadkaani waxaa uu Noqoneyaa kii ugu Horeeyey ee Albaabada loo furo dhamaan wixii Reebanaa

Sida xafladaha, Goobaha khamriga iyo khamaarka lagu dheelo iyo sida oo kale Baararkii.

Hagaag waxaa si dhacaaya oodhan Xagey Xalaal ku noqdeen.

Majirto Cid kula Xisabtameysa hada haddii aad sameyso waxaasi oo dhan.

Waxaa kaloo kamid ah wax yaabaha kale ee yaabka leh in Dumarka ay mareyaan wadooyiinka waa weyn iyaga oo qaawan.

Halka markii hore Niqaabku uu ahaa lama taabtaan.

Waxaa si oo dhan waxaa u sabb ah dhaqanka Maxamed bin salmaan uu ka soo miinguuriyey Dalka mareykanka.

Waxaa uu jeclaaday in dhaqankaasi Foosha Xun lagu dhaqo shacabka Ku nol dhulka barakeysan.

Lkn dhamaan Ficiladaani waxaa ka dhalaneya lacnada Alle iyo waliba Cara Rabbi.

Tani waxaa ay Noqoneysaa markii ugu horeysey Taariikhda Islaamka oo harameynka loo furo ama loo ogolaado waxaani oo kale.

Mana jirto wax kacelineya ama ka Horjoogsaneya waxaa ka dhacaya Guriga Alle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.