Shacabka dalka yugreyn oo ka mid ahaan jirey midowgii soofiyeedka ayaa xal u helay xildhibaanada caadeystay in ay mar kasta laaluush qaataan .
Shacab iskood isku abaabulay ayaa beegsaday muanayaasha lagu tabayo in ay laaluush qaatayaal yihiin .
Waxaana magaalada gudaheeda lagu arkayey goobaha qashinka la iskuugu geeyo oo ay ku xoonsan yihiin shacab si xoog ah u geynaya iska markaana si xoog ah ugu ridaya haamaha qashinka
Xildhibaanada waxkale cidina uma geysanayso balse shacbka ayaa ahaa kuwo ay ka go.an tahay in xildhibaan laaluush qaata si uu uga caago lagu tuuro haanta qashinka xili uu ka baxayey sawaxan iyo codod dhaadheer.
Xildhibaanada ayaa la arkayey iyaga oo madaxmadax loo galinayo godka haanta qashinka maca boorsooyibka ay wataan .
Ka dibna lagu daboolayo in kasta oo ay jireen kuwa damcay in ay ia difaacaan balse shacabku awood ku maquuriyeen.
Sidoo kale waxaa jiray xildhibaano lagu yaqaan qaadashada laaluushka oo ilaalo la socotay isku dayeen in ay difaacaan.
In kasta oo ay shacabku ka gaareen dantii ay ka lahaayeen .
Xildhibaanada ku caan baxay wax is daba marinta iyo qaadasha laaluush oo siyaabo kal duwan shacbka ula hadlayn ayaa balan qaaday in ay ka waantoobayaan dib danbana dhaqan xumadaas ugu laaban doonin
Dalkeena waxaa jira xildhibaano lagu xanto in at yihiin laaluush qaatayaal kuwaas oo qaarkood dagaanadii laga soo doortay aan waxba u qaban marka laga soo tago in ay hoteelo iyo guryo ka dhistaan
Dadka deegaana ay ka soo jeedaan Ku sugan ayey fajac I yo la yaab Ku noqotay sida deg dega ah ee hantida looga abuuro xildhibaanimada markii horaba qarashka faraha badan lagu noqday