Home Afsomali Daawo:- Wasiir Muqtaar Rooboow” Nolol majirto hadaan Ammaan la helin”

Daawo:- Wasiir Muqtaar Rooboow” Nolol majirto hadaan Ammaan la helin”

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Xukuumadda Soomaaliya Muqtaar Rooboow Cali Abuu Mansuur ayaa sheegay in waxkasta oo la sameeynayo xilligaan ay ka horreeyaan in la sugo ammaanka dalka.

Wasiirka oo hadal ka jeedinayay kulan ka dhacay Muqdisho ayaa sheegay in aysan nolol jirin ilaa ammaan la helo, wuxuuna ku baaqay in qof walba uu ka qeyb qaato sidii amniga dalka loo sugi lahaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.