Home Afsomali Dab xooga oo xiligaan ka kacay cooshadaha ay dagan yihiin qoysas barakacayaal...

Dab xooga oo xiligaan ka kacay cooshadaha ay dagan yihiin qoysas barakacayaal ah beertii daraawiishta ee sayidka oo aan weli dhulkeeda la boobin

Wararka naga soo gaaraya magaalada muqdisho ayaa sheegaya in dab uu ka kacay beerta sayidka oo ay dagan yihiin qoysas aad u badan oo barakacayaal ah

Dabka ayaa ku sii fidiya guryahay jiingadaha ah iyo iyo kale ee bacaha ka sameysan

Lama oga sababta dakaan dhalisay

gaadiidka dab damiska shirka hormud ayaa gaaray goobta si ay u xakameeyaan waxaana socda dadaal ay ugu jiraan in ay ka awood roonaadaan

 

Wixii ku soo kordha naga sugao

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.