Home Afsomali Dab Xoogan Oo Hadda Ka Kacay Guryo Ku yaalla Magaalada Muqdisho

Dab Xoogan Oo Hadda Ka Kacay Guryo Ku yaalla Magaalada Muqdisho

Dab xoogan ayaa hadda ka kacay guryo u dhow suuqa boocle ee Degmada dharkenley ee Gobolka Banaadir.

Dabka ayaa ka bilowday guri kamid ah guryaha gubanay waxaana dadku ay sheegayaan in uu ka bilowday koronto waxa uuna kusii fidayaa hadda guryo dhowr ah oo ku teedsan ilaa 3 guri in kabadan ayuu hadda dabka sii fidayaa.

Ma jiro wax dab damis ah oo goobta soo gaaray.

Dhanka youtube ka

 https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.