Home Afsomali Dabley ku hubeysan hubka culus iyo qoryaha fudud ayaa weerar ku gaaray...

Dabley ku hubeysan hubka culus iyo qoryaha fudud ayaa weerar ku gaaray afafka hore ee madaxtooyada villa somalia ee Magaalada Muqdisho

Warar hrodhac ah ayaa sheegaya in ay halkaasi iska caabin xoogan kala kulmeen  kooxdii weerarkan qaaday waxaana hada socoto rasaas xooggan ay ka dhaceyso inta u dhaxaysa hotel siyaad  hotelka SYL iyo beerta nabada ee magaalada Muqdisho una dhow madaxtooyada Soomaaliya.

goob joogayaal ayaa ii sheegay in gaari noocaooyada raaxada ah oo ay ka dageen dableydii weerarka qaaday uu yaal inta u dhaxayso iirida madaxttooyada iyo SYL hotel

dhawaqa risaasta ee ilaa hada maqlay ayaa waxaa ugu baasuukaha

mala oga in weerarku ahaa hotelka SYL iyo madaxtooyada

iyo in uu aaha mid la doonayay in lagu galo gudaha madaxtooyada, hase rasaas xooggan ayaa ka socota wadooyinka u dhow dhow madaxtoyada taasi oo aan si sax ah loo ogeyn ciyane cida ridaysa iyo ujeedka laga leeyahay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.