Home Afsomali Dad joobjoogayaal ka ahaa xili madaafiic culus lagu garaacayey qeybo ka tirsan...

Dad joobjoogayaal ka ahaa xili madaafiic culus lagu garaacayey qeybo ka tirsan magaalada Muqdisho .

hoobiye

Dad joobjoogayaal ka ahaa xili madaafiic culus lagu garaacayey qeybo ka tirsan magaalada Muqdisho .

Dadka deegaanka laga riday madaafiicda ayaa shegay in ay indhahooda ku arkaeen rag watay gaari nooca raaxada ah oo guryahooda hortooda ka tuurayey madaafiicda hoobiyaha .

Qaar ka tirsdan dhalinyarada xaafada wada jir ayaa sheegay in inta u dhaxeyso xaruntii shaqaalaha shirkadi diyaradaha ee Muuqeeda la waayey Somali airleine iyo iskoola Djabouti iyaga oo halkaa ka tuuray ilaa laba saalbo halka tii sadaxaad u dhici weyday oo ay deg deg isaga tageen halkii ay taalay .

Nin aan magaalada Muqdisho isku aragnay ayaa igu yiri xaafada ayaa la iga soo wacay waxaana talephonka la iigu sheegay in irida gureyga oo ku taal ceel qalaw dagmada wadajir madaafiic laga riday

Madaafiicdaan ayaa la sheegay in ay ku soo dhaceen goobo u dhow xarunta xalane .

Ciidamada Dowlada ayaa hada ku Sugan Goobaha Madaafiicda ay ku soo dhacayaan iyadoo aan la ogeyn halka ay aadeen ragii ka danbeeyey Dhowr jeer oo hore ayaa waxaa jiray Madaafiic qasaaro geesatay lagu garaacay Agag gaarka sida garoonka diyaradaha dakada iyo madaxtooyada

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.