Home Afsomali Dagaal galgaduud ku dhaxmaraya ciidamada dowlada iyo Alshabaab

Dagaal galgaduud ku dhaxmaraya ciidamada dowlada iyo Alshabaab

Dagaal u dhexeeya Ciidamada Guutada 15-aad iyo Booliiska iyo Alshabaab ayaa hada socda Deegaanka Ilix oo dhanka Koofur 20Km ka xiga Ceel-dheere.

Dagaal ayaa bilowday ka dib markii Ciidamada Dowladda Halkaas Howlgal u aadeen ayey meel aana qolo walbaahi ka fileyn iskaga soo hordhaceen ka dibna food is dareen.

Labada ciidan ee sahanka ahaa mid walbo gurmad uu dalbaday  soo gaaray sidaasina dagaalku ku mudo dheeraaday

Wali lama oga Qasaaraha Dagaalka laakiin Dadka Deegaanka ayaa inoo sheegay i Dhawaqa Rasaasta Maqlayaan.

Wixii kusoo kordha kala soco

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.