Home Afsomali Dagaal lagu dhintay oo ka dhacay Galkacyo

Dagaal lagu dhintay oo ka dhacay Galkacyo

Dagaal dhimasho iyo dhaawac geystay oo Goordhaweyd ka bilowdy magaalada Gaalkacyo

Dirirtaan sokeeyhuhu isku dilayo ayaa la sheegaya in khasaare sababay uu halkaa ku dhaxmaray dhalinyaro look ala bixiyey Magacayada ciidamo kala taabacsan maamulada Puntland iyo Galmudug.

Goobjoogayaal ku ugan magaalada Gaalkacyo ayaa somalisan.com  u sheegay in iska horimaadkan  uu ka dhacay xaafadda Garsoor, waxaana ku dhintay ilaa iyo hadda inta la xaqiijiyey  labo ruux.

Lama oga ujeedada ka danbeysa dagaalkan iyo cida bilaawday iska horimaadka dhacay, waxaana jirta xiisad colaadeed.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.