Home Afsomali Dagaalka faasaska oo beeraley ku dhexmaraya deegaano koofurta ah

Dagaalka faasaska oo beeraley ku dhexmaraya deegaano koofurta ah

Dagaal Baangado & Faas la isku Adeegsanayo oo Ka Socda Sh/Hoose
Warbaahinta ayaa waxay heshay Khabar sheegaya in Dagaal uu ka socdo tuulo Hoostagto Degmada Qoryooleey Ee Gobolka Shabellaha Hoose.
Dagaalka ayaa la isku Adeegsanayaa Waramada,Faasaska iyo Baangadaha waxaana uu udhaxeeyaa Qabiilo halkaasi wada deggan.
Waxa la sheegay in dadkaasi ay yihiin Xoolo dhaqato iyo Beeraaleey Ood waaag ku ah Tuulada ay ku dagaalamayaan.
Taliska Ciidanka Dawlada Ee Kusugan Qoryooleey ayaa kubaxay joojinta Dadka Beel ahaanta udiriraya,waxaana jira khasaaro iskugu jira dhimasho iyo dhaawac.
Inta badan Dagaal beeleedyada ayaa waxay kusoo laab laabteen Gobolka Shabellaha Hoose.

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?sort=dd&shelf_id=0&view=0

Previous articleDhageyso Safiirka somalia ee USA oo qorsheynayo in uu dib ugu celiyo dalkooda dhalinyaro ku xiran xabsi mudo
Next articleVIDEO Jaakad ay ku xiran yihiin daare nambar 8 iyo qarxiye Moove 2 oo lagu qabtay 3 wiil oo dhalinyaro ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.