Home Afsomali Dagaalo sababay dhimasho iyo dhawacyo kala duwan oo ka socdo deeegaanka

Dagaalo sababay dhimasho iyo dhawacyo kala duwan oo ka socdo deeegaanka

Ceel Afweyn

Dagaalo sababay dhimasho iyo dhawacyo kala duwan oo ka socdo deeegaanka ceel Afweyn ee bariga magaalada burco gobolka sanaag.

Isdilka ayaa ka bilowday ka dib markii dadka deegaanku soo kala dhaexgalay is qabqabsi dhuleyd iyo arimao kale oo siyaasadeed waxaan markii danbe u isu bedelay gacan ka hadal iyo risaas iyo qoryo la isu adeegsado

Dagaalka safeynka ah ayaa wararka degaanadaasi ka imanaya sheegayaan in ay ku dhinteen ilaa 6 halka dhaawacuna uu sii marayo 13 kale .

Ceel Afweyn ayaa ka mid ah dhulka uu gacanta ku haayo maamulka Somaliland waxaana dhowr jeer ooh ore ka dhacay dagaalo soo noqnoqday kuwaas oo qaarkood xal laga gaaray

 

 

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.