Home Afsomali Dagmada ceel Afweyn oo yeelatay nalalka ku Shaqeeya ileyska Cadceeda

Dagmada ceel Afweyn oo yeelatay nalalka ku Shaqeeya ileyska Cadceeda

Wafdigii Xukuumada Somaliland ee u joogay nabadaynta dagmada ceel Afweyn ee Gobolka Sanaag oo uu wehliyo Gudoomiyaha Gobolkaas maamulka iyo dagmada ceel Afweyn masuuliyiin ka socda Wasaarada macdanta iyo tamarta ayaa si rasmi ah xariga uga wada jarey  mashruuca nalka nabada ceel Afweyn oo ah soolarka ku shaqeeya ileyska Cadceeda ayaa lagu iftiimiyey dhamaan dagmadaas

ugu horeyn ayaa waxaa halkaa ka hadlay Cigaal Cabdi Cabdilaahi oo ku hadlayey Afka wasaarada macdanta iyo tamarta ee Somaliland iyo isu duwaha wasaarada macdanta ee Gobolka Sanaag Cismaan Cumar Faarax iyo sidoo kale maayirka dagamada Ceel Afweyn waxayna faahfaahiyeen Mashruucaan la daahfurey ee nalka nabada Ceel Afweyn

Axmed Cismaan Xasan oo gabagabadii halkaasi ka hadlay si rasmi ahna xariga uga jaray nalka nabada Ceel Afweyn  ayaa uga mahadceliyey Wasaarada macdanta iyo timarta ee dagmada ceel Afweyn

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.