Home Afsomali  Dahabshiil company ayaa ku dhawaaqday in dib u dhiska suuqa Waaheen ay...

 Dahabshiil company ayaa ku dhawaaqday in dib u dhiska suuqa Waaheen ay ka qayb qaadan doonto

Dahabshiil company oo ku dhawaaqday in dib u dhiska suuqa Waaheen ay ka qayb qaadan doonto

Shirkada Dahabshiil ayaa muujisay sida ay uga xuntahay dhibkii uu gaystay dabka xalay ka dhacay suuqa weyn ee Waaheen ee magaalada Hargeysa  mudane Cabdirashiid Dahabshiil oo arintaasi ka hadlaaya ayaa ku booriyay in ay taagantahay in arintani gacmaha la isu qabsado oo ay tahay in la joogo xiligii dib loo dhisilahaa suuqa Waaheen, waxna ay shirkadu balan qaaday in ay ka qayb qaadanayso dib u dhiska suuqa Waaheen inta karaankeeda ah.

Waa shirkadii ugu horaysay ee heer caalami ah ee laga leeyahay Somaliland ee dareen naxaris leh ka muujisay dabkaasi ku dhacay magaalada Hargeysa oo ay aad uga hadleen madaxda caalmka iyo kuwa gobolkuba

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.