Home Afsomali Danjire Xuseen Xaaji Axmad oo la kulmay wasiirka arrimaha dibada ee Koonfur...

Danjire Xuseen Xaaji Axmad oo la kulmay wasiirka arrimaha dibada ee Koonfur Sudan (DAAWO SAWIRADA )

Danjiraha dowlada Soomaaliya u fadhiya wadanka Koonfur Sudan Mudane Xuseen Xaaji Axmad ayaa la kulmay wasiirka arrimaha dibada ee Koonfur Sudan Deng Alor  iyagoona ka wada hadlay xoojinta xariirka labada dal asigoona safiirka u gubiyay wasiirka fariin uu ka siday dhigiisa Soomaaliya mudane Axmed Cise Cawad,

Inta kulan ka uu socday ayaa la is la soo hadal qaaday iskaashiga labada dhinac ee siyaasada gobolka iyo doonista Soomaaliya ee xoghayaha guud ee urur goboleedka IGAD oo ay Soomaaliya Sanad kaan u shara xantahay,

Dhanka kale Danjire Xuseen Xaaji Axmad ayaa safaarada ku qaabilay wafdi ka socday jaaliyada Soomaaliyeed ee wadanka Koofur Afrika iyo ganacsato kale kuwaasi u yimid magaalada Juba howla ganacsi waxa uuna u balan gaaday in safaarada garab taagan tahay asigoona ku dhiiri galiyay sidoo kale maalgashi ku sameeyan Soomaaliya si shaqa abuur ugu sameeyaan dhalinyarada Soomaaliyeed,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.