Home Afsomali Dayniile Maamulka oo aan daganeyn iyo tiradii ugu yareyd oo iska diiwaan...

Dayniile Maamulka oo aan daganeyn iyo tiradii ugu yareyd oo iska diiwaan galisay

Madagano waana ka codeeyeen dad u soo shaqo tago waxba ma dhaamaan bulshada dagmada dayniile dagmadaas waa ku Dayanand tahay bal eega musuqa intaa la eg

Waa samirki taagwaa Maamulka dayniile oo iska diiwaan galiyey degmadaas in ka yar 40 ruux oo aanay daganeyn Kuna hoyan
Sida ku cad qormadaan uu qoray gacal ayman

1-Guddoomiyaha degmada, waxa uu degan yahay degmada Wadajir

2-Guddoomiye kuxigeenka Amniga, waxa uu degan yahay degmada Xamarweyne

3-Guddoomiye kuxigeenka Arrimaha Bulshada, waxa uu degan yahay degmada Howlwadaag

4-Guddoomiye kuxigeenka Arrimaha Siyaasadda , waxa uu degan yahay degmada Wadajir

5-Xogyaha degmada , waxa uu degan yahay degmada Howlwadaag

6-Guddoomiyaha ururka Haweenka , waxa ay degan tahay degmada Howlwadaag.

7-Guddoomiyaha Dhallinyarada , waxa uu degan yahay degmada Dayniile

Dhinaca taliyaasha amniga degmada

1-Taliyaha saldhigga booliiska Dayniile , waxa uu degan yahay degmada Howlwadaag .

2-Taliyaha ciidanka nabadsugidda degmada Dayniile, waxa uu degan yahay degmada Dayniile.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.