Deg Deg, agaasime kuxigeenka madaxtoyada soomaaliya abdinur mohamed Ahmed ayaa ka badbaaday iskuday afduub ay doonayeen beesha gaaljecel
Agaasimaha ayaa xilli Salaada jimcaha kasoo baxay masaajidka isbaheysiga, waxaa isku harereyay ciidamo katirsan militaryga Somalia oo ka gadoodsan dilka ikraan tahliil, intaasi kadib waxaa usoo gurmaday ciidamada ilaalada Madaxtooyada koofiya casta,
Ugu dambeyn taliyaha booliska ayaa ku qanciyay ciidamadii harereyay agaasimaha iney furaan wadada si looga baaqsado isku dhac khasaare dhalin karo,
Xigasho somalisan.net