DEG DEG: Ciidanka Sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska DANAD ayaa hawlgal qorshaysan ka fuliyey deegaanka Budbud ee Gobolka Galgaduud.
Ciidanka ayaa intii ay hawlgalka wadeen waxay ku burburiyeen goobo ay ku kaydsanaayeen Sunta iyo Alaadaha kale ee walxaha qarxa ay ka sameeyaan Khawaarijta iyo goob kale oo Hub ugu keydsanaa sida uu Warbaahinta Ciidamada Qalabka Sida u xaqiijiyey Taliyaha Guutada 16-aad Ciidanka kumaandooska Danab G/Dhexe Axmed Cabdullaahi Nuur Beeryare.

All reactions:
32