https://youtu.be/zmgX8NDjAJ4
Dhalinyarada Eretria jirta mar dhow ayey imanayaan Ciidamada shisheeye dalka wey ka baxayaan 12/12/24 Suaalihii culumada amrerica weydiiyeeen Xasan Sheikh iyo jawaabihiisii
Culimada iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Maraykanka ayaa soo bandhigay taageeradooda ku aaddan dagaalka ka dhanka ah as, iyagoo bogaadiyey geesinimada Ciidamada Qalabka Sida iyo bulshada deegaannada la xoreeyey.
Madaxweyne Xasan Shiikh ayaa ka dhawaajiyey in inta aysan dhamaan Bishaan December qayb ka mid ciidamadii lagu tababarayeyey Ereteriya ay Muqdisho soo gaari doonaan sidoo kale wuxuu sheegey in Bisha Janaayo 2023 dhamaan ciidamadaas ay dalka imaan doonaan