Deg deg: Maxkamada Ciidama Qalabka sida ayaa Dil Toogasho ah ku xukuntay C/salaam Axmed Cali, kadib markii ay ku cadaatay inuu si ula kac ah u dilay Marxuum C.laahi Cai Hudeey Taariikhdu markey ahayd 10 Bishaan NOV 2023 Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud.