Home Afsomali Deg deg Muuqaal dhameystiran Shir Jaraa’id mowqifka xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku...

Deg deg Muuqaal dhameystiran Shir Jaraa’id mowqifka xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan xaaladda magaalada Laascaanood ee gobolka Sool

Shir Jaraa’id mowqifka xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan xaaladda magaalada Laascaanood ee gobolka Sool oo uu jeedinayo wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dibuheshiisiinta.

“Dawladda Soomaaliya waxaa xil ka saaraan yahay ilaalinta mabaadi’da dastuuriga ah ee dhowrista midimada dhuleed iyo tan dadeed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxayna dawladdu ayadoo ka duulayso mabda’aas soo dhowaynaysaa rabitaanka iyo go’aanada dadka reer Laascaanod”.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.