Home Afsomali Deg deg xuska 18 may oo muqdisho laga diiday

Deg deg xuska 18 may oo muqdisho laga diiday

 

Deg deg xuska 18 may oo muqdisho laga diida
Dowlada Somalia oo joojisay munaasibada xuska 18ka may oo lagu waday in ay ka dhacdo Magaalada Muqdisho .
Xuska 18 may oo ah maalin madow oo kooxo gooni goosed ah ay u tahay maalin ay ku xusaan kala go.ii somali weyn
Kooxo abaabulan oo sitay calamada midnimo diidka Somalia ayaa iskuugu yimid beerta weyn ee ku taal dagmada xamar weyn kuwaas oo isku dayey in ay ku qabsadaan munaasibada lagu taageerayey gooni isuntaaga somaliland oo in ka badan 30 sano la ciirciireysay ictiraaf raadin dhiig badani ku daatay
Ka hir intii aanay bilaaban xaflada oo lagu waday in ay ka soo qeyngalaan madaxda dhaqanka siyaasiyiin ganacsato dhalinyaro iyo haween ka soo jeedo somaliland ayaa lagunwar galiyey in ay joojiyaan arintune tahay mid aan la aqbali karin maadaama ay tahay mid lagu kala dhantaalato midnimada umada somaliyeed
Hadaba adiga aqrinayow madaxda dowlada Somaliya arintaa ma kunsaxsan tahay aragtidaada hoos noogu reeb

Previous articleMaxay ka wada hadleen Madaxweyne Xasan Sheek iyo Amiirka dalka Qatar?
Next articleMadaxweyne Xasan sheekh oo la kulmay Saraakiil Ciidan oo uu Tababar uga socdo dalka Qatar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.