Degmada Hodon, waaxda Octobar agagaarka Isbital Digfeer ayaa abaare 12:10 habeen barkii, Eedeysanahan oo Wade ka ahaa gaariga xamuulka ah ee idiin muqda ayaa jiiray kana cararay muwaadiniin saarnaa Mooto Bajaaj oo goobta mareysay.
Shilka ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac, Ciidanka Boliiska Saldhigga Degmada Hodan ayaa gargaar u fidiyay dhibanayaashii shilku dhibku gaaray, Ciidanka Booliska ayaana baadi goob ka dib gacanta kusoo soo dhigay nikaan. Wuxuuna wajihi doonaa Cadaalada.
Mahadsanidiin.
DHAMAAD