Home Afsomali DFS oo shaacisay tirada Soomaaliya ka xajineysa sanadkan oo noqoneysa

DFS oo shaacisay tirada Soomaaliya ka xajineysa sanadkan oo noqoneysa

DFS oo shaacisay tirada Soomaaliya ka xajineysa sanadkan

Wefdigii uu hogaaminaayey Wasiir Wasaarad da Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Xukuumada Soomaaliya Sh.Mukhtaar Roobow ayaa Shalay dib ugu soo laabtey M/Muqdisho iyadoo ka yimid Dalka Sacuudiga

Wasiirka iyo Wefdigiisa ayaa howlo shaqo oo ku saabsan Arrimaha xajka 1444/2023 ugu sug naa Dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya afartii maalmood ee lasoo dhaafey, iyagoo dhowaana sii ambaqaadi doona dardar gelinta howlaha adeega xajka iyadoo sanadkan lagu wado inay Dalka Soo maaliya ka xajiyaan 11,500 xaaji.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.