Home Afsomali Dhagayso Wakiilka Qaramada midoobay oo shaki ka muujiyay in doorashada Somalia wakhtigii...

Dhagayso Wakiilka Qaramada midoobay oo shaki ka muujiyay in doorashada Somalia wakhtigii loo qabtay ku qabsoomi doonto

micheal-keating

Wakiilka Gaar ah ee arimaha somaliya uga wakiil ah Xoghayaha guud ee qaramada midoobay ahna madaxa xafiiska UNSOM Micheal Keating

oo u waramay idaacdaa BBC ayaa shaki ka muujiyay in doorashada Somalia ku qabsoonto waqtigii loogu talagalay.

Micheal Keating Wakiilka ayaa fariin adag u marsiiyey idacada hodaagamiyaasha madasha qaran oo shir aan dhamaad laheyn Muqdisho uga socdo iyada oo xiligii loogu talagalay in shirkaasi oo xirmo la dhaafay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.