Home Afsomali DHAGEYSO Afhayeenka Alshabaab: “Xasan keena ama Farmaajo keena dagaalku ma joogsanayo…

DHAGEYSO Afhayeenka Alshabaab: “Xasan keena ama Farmaajo keena dagaalku ma joogsanayo…

“Kalimadan waxaan fariin ugu direynaa culimada, guud ahaan dadka Soomaaliyeed,
Waalidiinta ay ilmahoodu gaalada askar u noqdeen iyo nidaamka cusub ee ay
gaaladu keensatay iyo gaalada soo dirsatayba” ayuu yiri Sheekh Cali Dheere.

Wuxuu intaas ku daray cid kastoo ay keenaan gaalada Xasan iyo Farmaajo inay isku
mid u yihiin oo si la mida iyo ka darran ay ula dagaalmayaan. “Waxaan u
sheegeynaa kooxda murtadiinta ah ee uu Farmaajo calanka u sida in aad mari
doontaa wadadii ay mareen kuwii idinka horeeyey…” ayuuna yiri.

Linkiga hoose ka dhageyso 

https://youtu.be/paZuFMTwuLc

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.