Madaxweyne Shariif Xasan oo kali ku noqday magaalada kismaanyo xili xil ka qaadis xoogan ay kaga socoto magaalada Baydhabo Reer baydhabo weydiiday daba dhilif Shariif Xasan sheikh Aadan oo 13 sano hor taagnaa in qaran Soomaliyeed la yag leelo isagoo dow’ada shisheeye u adeego guu’ koonfur ga’beed
Xil wali Khilaaf Xoogan uu ka dhexjiro Dowlada Dhexe iyo Madaxda Maamul Goboledyada Dalka Jira ee ku aadan arinta Wadamada Khaliijka taagan taa Dowlada Soomaaliya at arintaas ka noqotay dhaxdhaxaad halka Madaxa Maamul Goboledyada qaar ka mid ah ay shegeen in Xiriir ay u jareen Dowlada Qadar,kadib markii ay wax badan ka egeen arintaasi.
Abuukaato C/Raxmaan Maxamed Xasan ayaa sheegay in Siyaasadda arrimaha Dibada ay lee dahay Dowlada Dhexe,islamarkaana waxa uu tilmaamay in Dastuurka uu san dhigeynin in Maamul Goboledyada ay ka hadlaan Arrimaha Dibada,waxa uu Carabka ku dhuftay in loo bahan yahay in aysan noqon kuwa ayaga hogaamiya sharciga,laakin ay noqdaan kuwa Sharciga ku dhaqma.
Dhanka kale waxa uu Hoosta ka xariiqay in dhaqan ku Cusub Caalamka uu yahay in Maamul Goboled uu ka hadlo arimaha Siyaasada Dibadda,waxa uuna Tibaaxay in Dowlada looga bahan yahay in weydiiso Maamul Goboledyada maxa tihiin maxase anaga nahay.
Hoos ka Dhageyso
Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0