Home Afsomali Dhageyso Axmed Madoobe waa xireynaa aroosyada iyo 4ta waalid sodohyada u ahba

Dhageyso Axmed Madoobe waa xireynaa aroosyada iyo 4ta waalid sodohyada u ahba

axmed-madoobe

Madaxweynaha Jubbaland ayaa soo saaray awamiir cuub oo lagu xakameynayo gaadiidka aroosyada lagu galbiyo wuxuuna xusay  in ay xirayaa aroosyada iyo weliba sodoga iyo sodohda maalgaliyey isaga oo amar ku bixiyey in la xiro qoys Aroos ahaa Waalidiintana ay ku dari doonaan.!!!

Axmed Madoobye ayaa la sheegay in maamulkiisu halkii aroos u u ogol yahay laga gaari wixii intaa ka badane ay xabsi muteysan doonaan

Axmed maxamed Islaam ‘Axmed Madoobe’ Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in ay mabnuuc tahay in qoysaska is aroosaya aysan arooskooda u isticmaali karin gawaarida badan ee la is daba dhigo sidoo kalena aan la ridi karin wax rasaas ah xiliga arooska.

Waa qalad in waqtiga salaada wadooyinka ay xanibaan gawaari fara badan oo aroosyo galbinaya waxbaana ka qabaneynaa.

Axmed madoobe ayaa isntaasi ku daray in hada ka hor ay xabsiga u taxaabeen wiil iyo gabar aroos ahaa oo amaro ay soo rogeen jabiyey sida uu hadalka u dhigay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.