Home Afsomali Dhageyso Baalamanaka Puntaland Xaduudeenu waa Burco Muuse Biixina lama dooran ee Waa...

Dhageyso Baalamanaka Puntaland Xaduudeenu waa Burco Muuse Biixina lama dooran ee Waa ku shubtay taladiina waa boobay

Magaalada Garoowe ee caasimada Puntland Waxaa manata shirjaraa,id ku qabtay Xubnobaarlamanka Puntland ka mid ah Xuldhivaanadaas waxaa ka mid ahaa Xildhibaan Saadiq Abshir Garaad oo laga Sooo doorto Degaana kamid ah Sool

Xildhibaanka ayaa sheegay in Puntland ay diyaar u tahay inay dhulkeeeda difaacato wuxuu sheeeay in Soomalailand iyo Puntland Xuduudkoodu uu yahay Tuula Waqooyiga ah Degmada laascaanood oo kamid ah gobolka Togdher waa sda uu Hadalka u dhigaye.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.