Home Afsomali Dhageyso Baladweyn waa Abni daro iyo biyo la,aan lacag la.aan cuduro...

Dhageyso Baladweyn waa Abni daro iyo biyo la,aan lacag la.aan cuduro haayo dadka deegaanka sida daacuun caloolaha iyo

Magaalada Beladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa waxaa ka taagan dhibaato badan oo ay wajahayaan shacabka ku nool magaalada iyo guud ahaan gobalka Hiiraan taas oo ka dhalatay dayac dhinaca maamulka ah iyo qatarta Al-shabaab.

Shacabka ayaa waxay marti gilinayaan Biyo la’aan Lacagtii shilinka Soomaaliga oo laga diiday, Cudurka Daacuunka, iyo xaalad amni xumo kadib markii shabaab ku soo dhawaadayn waxayna dhibaatooyinkaan soo taagnaayeen mudooyinkii la soo dhaafay.

Xildhibaano ka tirsan labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ku sugan Beladweyne ayaa bilaabay dadaalo wax looga qabanayo dhibaatooyinka taagan, waxayna la kulmayn qaybaha shacabka si xal loo helo.

Xildhibaan Khaliif Cabdi Cumar oo ka mid ah Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa  sheegay in Beladweyne ka taagan tahay  xaalado liito

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.