Home Afsomali Dhageyso ceebta Ay bilowday Emaaraadka carabta iyo tarxiilka ardayda ka qeybgaleysa tartanka...

Dhageyso ceebta Ay bilowday Emaaraadka carabta iyo tarxiilka ardayda ka qeybgaleysa tartanka quraanka

Ismaaciil Cumar Madar oo ah arday dhalinyaro ah oo ka qayb galay tartanka qur’aanka kariimka ah ee sannad walba ka dhaca dalka Imaaraadkaa ayaa sheegay in laga soo masaafuriyey dalka Imaaraadka Carabta.

Ismaaciil oo wareysi siiyey VOA ayaa soo ceyrintiisa ku sababeeyey inay la xidhiidho xiisadda siyaasadeed ee ka dhex aloosan wadamada Carabta iyo mowqifka ay Soomaaliya arrintaas ka qaadatay.

Ismaaciil Cumar Madar oo haatan ku sugan magaalada Hargeysa oo uu dib ugu laabtay ayaa u waramay Ismaaciil Xuseen Farjar, waxaana uu ugu horrayn sharxayaa tirada ardayda Soomaalida ee kala metelayey waddamada caalamka.

Dhanka youtube ka  

 https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.